Culimada Garissa oo cambaareeyay weerarkii Dadaab

Culimaauddiinka dowlad deegaanka Garissa ayaa cambaareeyay weerarkii dhawaan ka dhacay tuulada Sareedo ee deegaanka Dadaab waxayna bulshada ugu baaqeen inay dowladda gacan ka siiyaan la dagaalanka kooxaha amniga khalkhal gelinaya .
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan Dadaab nooga soo diray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here