Culimada Mandera oo ka hadashay xuska maalinka dhalashada

Sheekh Cabdi caziiz Dhaqane oo ka mid ah ducaadda ismaamulka Mandera ayaa walaac ka muujiyay dabbaaldegyo ku aaddan dhalashada qof oo uu sheegay in waayadan dambe lagu qabanayo Mandera.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in xaflado arrinkan ku aaddan ay ka dhacaan maqaayadaha oo ayna soo badanayaan

Iyadoo lagu guda jiro xilli fasax ah oo ay dugsiyada xiran yihiin ayuu dhanka kale sheekha waalidiinta ugu baaqay inay carruurtooda fursad u siiyaan inay culuunta diinta islaamka bartaan oo ayna raacdaan kitaabo ay culimada dadweynaha u akhrineyso

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here