Culimada muslimiinta dalka oo ka soo horjeestay hindise sharciyeed la xiriira caafimaadka

Madaxda muslimiinta dalka oo isugu jiro culimaaudiin, dhakhaatiir, hay’adaha kala duwan ee islaamiga ah iyo xubno kale ayaa shir jaraaid maanta ku qabtay masjidka weyn ee Jamia ee magaaladatani Nairobi
Waxay si cad u sheegeen inay ka soo horjeedaan hindise sharciyeedka dhanka taranka ee Reproductive Healthcare Bill 2019.
Waxay sheegeen inay jiraan arrimo dhanka sharciga ah oo aynan hindisahan ku taageersanayn.
Sido kale mas’uuliyiinta ayaa carrabaabay in sharcigan ay cawaaqiib ka dhalan karto maadaama dadka qaar ay si kale uga faaiidaysan karaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here