Daadad saameeyay wadooyiinka isku xira Kisii iyo Kisumu

Baabuurta adeegsata wadooyiinka Kisii iyo Kisumu ayaa ku khasabtay inay saacado badan hakad galaan ka dib markii uu daadad saamayay wadooyiinkaasi.
Wadadan gaadiidka ku xirmatay ayaa waxaa ku socotay dhismo taasi oo sababtay in safarlayda ay hakad galaan.
Safarlayda adeegsada wadadad isku xirta Kisii iyo Kisumu ayaa ku eedeyay qaab dhismeedka wadada shirkadda Shiinaha ee gacanta ku heysa .
Gawaarida badankooda ka yimid magaaladatan Nairobi una kala gooshi jiray wadooyiinka Oyugis iyo Katito oona sii mara magaalada Sondu, ayaa adeegsanaya wadada xariirisa Kosele iyo Kendu Bay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here