Daadad saameeyay New Zraland

Daadad daran ayaa ku qasabtay kumanaan kun oo qof oo ku nool New Zealand ee koonfurta Island.
boqolaal qof oo dalxiisayaal ah ayaa saaka la sheegay inay ku xayiran yihiin meelaha fog fog ee Milford Sound .
maamulka Southland ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah iyadoona laga cabsi qabo in daadadka ay sii xoogaystaan.
daadadkan ayaa sababay ka dib markii ay karkaarada jabsadeen wabiyada.
mas’uuliyiinta ayaa ugu baaqay dadka degan goobaha Gore iyo Mutaura inay maanta isagoo soo cararaan goobahaas si uusan u saameyn wabiga Mataura oo qarka jabsaday .
dowladda New Zealand ayaa soo saartay ogaysiis ah in la daadgureeyo dad gaaraya ila iyo 6,000.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here