Dabley weerar ka gaysatay Afghanistan

Wararka naga soo gaaraya magaalada Kabul ee dalka Afghanistan ayaa sheegaya in halkaas rag hubeysan ay weerar ka fuliyeen.
Waxaa weerarka lala eegtay dhismooyin ay leeyihiin dadka haysta diinta Sikh .
Arrintan ayaa waxaa warbaahinta u xaqiijisay wasaaradda arrimaha gudaha ee Afghanistan.
Ila iyo hadda ma cadda haybta dableyda weerarka soo qaadday iyo khasaaraha rasmiga ee falkaas ka dhashay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here