Dad ku dhintay roobab culus oo ka da’ay wadanka Hindiya

Ugu yaraan 16 qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhimatay roobab culus oo ka da’ay koonfurta wadanka Hindiya.
Dadkan ayaa dhintay ka dib markii uu ku soo dumay darbi wareeg ahaa sido kalena guriyo ayuu dumiyay roobabka taas oo waxyelo ka soo gaartay shacab badan.
Roobab saameyn gaystay ayaa tan ilaa xalay waxaa uu ka da’ay magaalada Hyderabad iyadoona ay halkaas ku dhinteen 9 ruux.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here