Dad ku dhintayn shil ka dhacay Naivasha

Saddex qof ayaa dhintay ka dib markii uu shil maanta ka dhacay Magaalada Marula ee wadada weyn isku xirta Naivasha iyo Nakuru.
Taliyaha ciidamada booliska Naivasha Samuel Waweru, ayaa sheegay in
dhowr rakaab oo kale ay soo gaareen dhaawacyo waxaana loola cararay isbitaalka.
Dadka shilkaasi ku dhintay waxaa ka mid ahaa darwalkii mataatuuda ka xayaynayay oo shilka galay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here