Dad lagu dilay qarax koonfur galbeed Turkiga

Afar qof ayaa la dilay 13 kalena dhaawac ayaa soo gaaray ka dib markii uu qarax ka dhacay koonfur galbeed wadanka Turkiga.
Qaraxan ayaa ahaa miino wadada lagu aasay kaasi oo qabsaday baabuur wadada marayay.
Qaraxan ayaa looga shakisanyahay inay fuliyeen kooxda PKK oo weeraro horay uga fulisay qeyb ka mid ah Turkiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here