Dad loo xiray inay baneeyaan dhul ay leedahay warbaahin

Lix qof ayaa la qabtay ka dib isku dhacyo ay la galeen booliska kadib markii ay ka horyimaadeen amarro ah inay banneeyaan dhul ay leedahay Shirkadda Warbaahineed ee dalka.
Dhulkan ayaa ku yaala wadada kangundu ee ismaamulka Machakos.
Lixdaas xubnood ee gacanta lagu dhigay waxay ka tirsan yihiin Ururka Guriyeynta ee Komarock waxaa ayna sheeganayaan lahaanshaha dhulka.
Dadkan iyaga ah ayaa dagaal waxaa ay la galeen ciidamada booliska iyagoona ka soo horjeeda inay wareejiyaan dhulka.
Booliska ayey ku khasabeen inay u adeegsadaan suntan dadka ka ilmaysiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here