Dad Maanta u dhintay Corona Virus Kenya

Wasaarada caafimaadka ee dalka ayaa maanta shaacisay in 178 kiis oo dheeraad ah dalka laga diiwangaliyay ka dib markii xanuunka COVID19 laga baaray dad gaaraya 3,474 .
Guud ahaan xaaladaha fyruskan dalka waxaa ay gaareen 34,493.
238 qof ooh or leh ayaa caabuqan ka soo kabsaday taas oo bogsashada guud ka dhigaysa 20,449.
4 qof ayaa maanta la xaqiijiyay inay u dhimatay Corona Virus dalka taas oo dhimashada guud ka dhigtay 581.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here