Dadka danyarta ee qaxootiga oo codsaday in afurka iyo suxuurta laga caawiyo

44

Bulshada tabarta yar sida agoonta, wayeelka iyo kuwa naafada ah ee ku nool xeryaha qaxootiga ee Dadaab ayaa codsanaya in laga kalmeeyo dhanka afurka iyo suxuurta oo sida ay shegeen ay ku adag tahay inay helaan wax ku filan.
Maxamad Baaruud Xussein ayaa warkan Dadaab nooga soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here