Dadka ka caafimaaday caabuqa COVID19 dalka oo ku dhawdahay 2 kun

Wasaaradda caafimaadka ee dalka oo 24-kii saac ee la soo dhaafay baaritaano ku samaysay dad gaaraya 3,918 waxaana cudurka Corona laga helay 178 qof.
Wadar ahaan dadka uu cudurka Kenya ku dhacay waxaa ay maraysa 5,384.
Ismamaulada laga helay kiisaskan
Nairobi ayaa hogaaminaysa 100 kiis ayaana laga helay waxaana soo raacda Kajiado 21 kiis. Migori 17 kiis, Kiambu 16, kiis, Busia (8) kiis, Mombasa (7) kiis, Machakos (4) kiis, Nakuru (2) kiis, ismaamulada Uasin Gishu, Kericho, iyo Taita Taveta min hal kiis ayaa laga diiwangaliyay
100-ka qof ee Nairobi laga helay xanuunkan waxay kala joogaan
Waqooyiga Dagoretti, 22 Bariga Embakasi 17 Xaafadaha Westlands iyo Makadara, 12 Kibra 10 Langata 8 Kasarani, 5
Roysambu iyo bariga Embakasi min 3 kiis ayaa laga xaqiijiyay , galbeedka Embakasi, Ruaraka iyo Starehe min 2, ayaa laga helay , waqooyiga Embakasi North iyo koonfurta Dagoretti min 1 kiis ayaa laga diiwangaliyay.
Kajiado,21 kiis 17 ka mid ah waxaa laga diiwangaliyay Bartamaha Kajiado, , waqooyiga Kajiado, 3 iyo bariga Kajiado, 1 kis.
Kiisaska dhanka Migori, waxaa laga kala xaqiijiyay bariga Suna, (8) iyo galbeedka Kuria (9).
Kiambu, 16-ka kiis waxaa laga kala diiwangaliyay magaalada
Kiambu, 7, Ruiru, 5, Kikuyu (2), Kabete iyo Kiambaa, min (1) kiis.
Kiisaska Busia, 8 ah 5 ka mid ah waxay ku suganyihiin meel lagu magacaabo Matayos,halka 3 kalena laga helay koonfurta Teso.
7 xaaladood ee Mombasa hadii eego goobaha laga xaqiijiyay In
Likoni, Changamwe iyo Mvita, min 2 ayaa laga helay halka .
Jomvu, 1 kiis laga hayo.
Dhinaca ismaamulka Machakos 4-ta kiis dhamaantood waxaa laga diiwangaliyay Athi River.
Nakuru, has 2 cases from Naivasha.
Uasin Gishu, one case from Turbo.
Kericho, one case from Bureti.
Taita Taveta, one case from Voi.
Maanta 2 qof ooh or leh ayaa u geeriyooday xanuunkan aduunka saameeyay dhimashada guud hadda dalka waxaa ay maraysa 132.
Waxaana caabuqan ka caafimaaday 34 qof oo dheeraad ah bogsashada guud waxaa ay gaartay 1,857.
Kiisaska maanta la helay 123 waa rag 55 waa dumar 3 qof ayaa ajaanib ah waxaana u yar 1 sano jir waxaana u weyn 79 sano.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here