Dadka ka cafaimaaday Coron Kenya oo sii kordhaya

Wararkii ugu dambeeyay Corona Virus gudaha dalkani Kenya waxaa baaritaano caafimaad lagu sameeyay dad gaaraya 2,061 24-kii saacadood la soo dhaafay waxaana cudurka laga helay 183 ,taas oo tirade guud ka dhigtay 8,250.
90 qof oo dheerada ag ayaa xanuunkan ka caafimaaday taas oo bogsashada guud ka dhigtay 2,504
3 qof oo hor leh ayaa manata dalka caabuqan ugu geeriyooday dhimashada guud waxaa ay maraysa 167
Ismaamulada laga diiwangaliyay waxaa ka mid ah :
Nairobi 100,
Machakos 37,
Kiambu 14,
Mombasa 13,
Kajiado 11,
Nakuru 5, and
Busia 3.
Tan iyo markii uu dalka cudurka COVID-19 ka bilawday waxaa baaritaan guud lagu sameeyay dad dhan 193,455 ruux.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here