Dadka ka ganacsado qaadka ee Meru oo loo digay

Guddoomiyaha dowladda dhexe u qaabilsan ismaamulka Meru, Allan Machari ayaa shakhsiyaadka ka ganacsato qaadka uga digay in baabuurtooda rakaab dad ah lagu qaado Mr Machari ayaa sheegay in badan oo ka mid ah wadayaasha baabuurtan in la qabtay iyagoo dad iyo badeecooyin kale gudbinaya.
Guddoomiyaha ayaa intaa ku daray inay jiraan shakhsiyaad ismaamulkaas geeyay hub sharci darro ah.
Sido kale Mr. Machari ayaa sheegay in wadayaasha baabuurta qaadka wado ay qabanayaan shuruucda taraafikada sidaas awgeedna laga doonayo inay gawaarida ku kaxeyaan xawaaraha habboon.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here