Dadka Khudaarta ee Muqdisho oo Cabasho muujiyay.

Qaar ka mid ah dadka Khudaarta ka ganacsatada iyo shacabka sii iibsada eek u nool Magaalada Muqdisho e caasimada Soomaaliya ayaa ka cabanaya qiimaha Khudaarta oo sare u kacay.
Waxay sheegeen in Xanuunka Corona ee Soomaaliya laga Helay,jidadka Xiran,Roobabka iyo fatahadaha wabiyada ay qayb ka yihiin kororka Qiimaha Khudaarta Magaalada Muqdisho.

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya Khudaarta laga Isticmaalo waxay kaga imaataa gobolada labada shabeelle waxana dadka Keena ay markasta Cabaso ka muujiyaan jidadka oo aan wanaagsanayn inay qayb ka tahay caqabada ay la kulmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here