Dadka ku nool magaalada Tokyo ee dalka Japan oo looga digay duufaano xoogan.

Roobab mahiigaan ah iyo dabaylo xoog leh ayaa ka dhacaya magaalada Tokyo iyo nawaaxigeeda iyada oo la saadaalinayay in duufaano xoog leh ay ku soo wajahanyihiin.
Hal milyan oo qof ayaa loogu baaqay inay guriyahooda ka qaxaan si ayna dhibato uga soo gaarin duufaanta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here