Dadka u dhintay caabuqa Corona Kenya oo gaartay 119 qof

Waxaa galabta dalkani Kenya laga diiwangaliyay kiisas gaaraya 117 ka dib markii fyruuska Corona laga baaray dad gaaraya 3,043 24-kii saac ee la soo dhaafay.
Ismamaulada laga diiwangaliyay kiisaskan waxaa ugu badan Nairobi oo laga xaqiijiyay 51 xaaladood
Kibra 8 Langata 8 Makadara 6 Dagoretti North 6 Kamukunji 4 Embakasi East 4 Embakasi North 3 Embakasi South 3 Mathare 2 Ruaraka 2 Embakasi Central 2 Embakasi West 1 Starehe 1 Kasarani 1
Mombasa 22 cases Mvita 8 Kisauni 5 Changamwe 4 Likoni 3 Jomvu 1 Nyali 1
Kajiado has 18 cases from; Loitokitok: 12 Kajiado Central: 2 Kajiado East: 2 Kajiado North: 1 Kajiado West: 1
Kiambu has 6 cases from; Thika: 3 Kiambu Town: 1 Limuru: 1 Lari: 1
Nakuru 5 Naivasha: 5
Garissa 5 cases Daadab: 5
Wajir 1 case Wajir West: 1
Machakos 3 cases Athi River: 3
Kericho 2 cases Ainamoi: 2
Busia 2 cases Teso North: 1 Matayos: 1
Uasin Gishu 2 cases Kapseret: 1 Soy: 1
Waxaa cudurka ka caafimaaday 91 qof tirada guud ee dadka ka bogsday waa 1,550.
Waxaa cudurka u geeriyooday labo qof tirada guud ee dhimashadu ayaa gaartay 119.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here