Dadka u dhintay Corona Kenya oo ku dhaw 100

Wasaaradda caafimaadka ee dalka ayaa galabta kenyaanka uga warbixisay Warbxinta maalain laha ee cudurka Covid 19 iyadoo oo uu dalka ku sii faafayo.
Xog’hayaha u qaabilsan caafimaadka dalka Dr Rashid Aman ayaa maanta shacaiyay in Kenya laga diiwangaliyay kiisas cusub oo gaaraya 90 taasi oo tirada guud ka dhigtay 3,305 .
Kiisaskan ayaa soo baxay kadib markii baaritaan lagu sameeyay 2,419 qof.
Ismamaulada laga xaqiijiyay waxaa ka mid ah .
Nairobi – 36
Mombasa – 34
Busia – 12
Uasin Gishu – 3
Kilifi, Garissa, Kisumu, Meru iyo Turkana min 1 kiis ayaa laga diiwangaliyay.
Kiisaska Nairobi
Kibra – 12 Makadara iyo Mathare min 5 cases Kamukunji – 4 Langata – 3 Westlands iyo Embakasi Central min – 2 kiis. Dagoretti North, Embakasi West iyo Embakasi South min 1 kiis.
Kiisaska Mombasa
Mvita – 14 Kisauni – 8 Likoni, Jomvu iyo Changamwe – min 4 xaaladood.
Garissa 1-ka qof ee maanta laga helay cudurka waxaa uu ku sugnaa magaalada Garissa .
Busia, 12-ka xaaladood dhamaantood waa darawaliinta gawaarida xamuulka waxaana laga helay xadka Malaba.
Kilifi, 1 kiis Kilifi North.
Kisumu 1 waxaa laga helay bartamaha Kisumu.
Meru 1 waxaa laga xaqiijiyay meel lagu magacaabo Imenti Central.
Turkana 1 case, waxaa laga diiwangaliyay galbeedka Turkana .
Si kastaba ahaate waxaa wali sii kordhaya dadka ka caafimaadayo caabuqan dalka ka dib markii maanta la shacaiyay in isbitaalada laga saaray 72 qof oo dheeraad ah taasi oo bogsashada guud ka dhigtay 1,164 hase ahaate waxaa dhimatay 4 qof oo hor leh taas oo dhimashada guud gaarsiisay 96.
Guud ahaan dalka waxaa xanuunkan laga baaray 108,666

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here