Dadka u dhintay cudurka Corona virus ee Soomaaliya oo ku dhow 100

Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa goor dhaw soo bandhigtay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.

Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd:

21 June 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.

> Laga Helay: 24
> Somaliland: 15
> Puntland: 6
> Benadir: 3

> Lab: 18
> Dhedig: 6
> Bogsasho: 31
> Dhimasho: 2
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 2,779
> Bogsashada Guud: 782
> Dhimashada Guud: 90

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here