Dadka uu ku dhacay Corona dalka oo sare u kacday

Boqol iyo labaatan qof oo dheeri ah ayaa maanta dalka laga xaqiijiyay inuu ku dhacay cudurka CoronaVirus, taasoo sare u qaaday tirada guud ee dalka ee la diiwangaliyay tan iyo 13-kii bishii Maarso illa iyo hadda xanuunkan waxaa uu guud ahaan dalka soo ritay 6,190.
2,221 BAARITAANO AH
Nairobi, ayaa laga helay 67 kiis Westlands 12, Dagoretti North & Langata 11 midkiiba, Kibra 6, Makadara & Starehe 4 midkiiba, Kamukunji 3, Embakasi Central, Embakasi East, Embakasi North, Embakasi South, Embakasi West & Mathare 2 midkiiba, Kasarani, Roysambu, Ruaraka, & Umoja, ayaa laga min hal kiis.
Mombasa, kiisaska ayaa laga halay Mvita (6), Jomvu (5), Changamwe, Kisauni & Likoni, (2) kiis.
Kajiado, kiisaska ayaa laga helay, Loitokitok, (6), & Kajiado North, (3).
Machakos, kiisaska ayaa laga helay Athi River (4), Machakos Town, (3) & Matungulu (2).
Kiambu, kiisaska ayaa laga helay Juja (3), Gatundu South, Githunguri, Kabete, Kikuyu and Limuru, have (1) kiis.
Uasin Gishu, kiisaska ayaa laga helay , Ainabkoi (2), Kapseret & Turbo, (1) kiis. Nakuru, (2) ayaa laga helay Naivasha.
Narok)2) kiis ayaa laga diiwaan geliyay Narok North.
Waxaa ka caafimaaday cudurka 42 tirada guud ee bogsashada 2,013.
Waxaa u dhintay hal qof wadarta guud ee dhimashadu ayaa gartay 144.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here