Dadka uu soo tiray cudurka Corona dalka oo ku dhaw 7 kun

Maanta Kenya 24-kii saacadood ee la soo dhaafay waxaa baaritaan lagu sameeyay dad gaaraya 2,704, 268 qofna cudurka ayaa laga helay taas oo tirada guud ka dhigtay 6,941 sida uu sheegay xog’hayaha wasaaradda caafimaadka dalka Dr Rashid Aman .
Ismaamulada laga heley xanuunkan waxa aka mid ah
Nairobi 175, Mombasa 28, , Busia 18, Kiambu 11, Kajiado 9, Migori 9, Uasin Gishu 8, Machakos 6, Narok (2), Makueni (1), & Muranga (1)
Nairobi; Dagoretti North 34, Kibra 29, Ruaraka, 24, Langata 21, Embakasi East 12, Westlands 11, Makadara 10, Starehe 7, Kasarani 6, Embakasi South, & Embakasi West 5 cases each. Embakasi Central 3, Embakasi North 2, Kamukunji 2, Mathare 2, & Roysambu
Mombasa, cases are in; Kisauni 12, Mvita 6, Jomvu 4, Nyali, 3, Changamwe 2 & Likoni 1.
Busia 18 cases Teso South 12, Teso North 5, & Matayos 1.
Kiambu, 11 cases, Kiambu Town 7, Ruiru 2, Juja & Thika, 1 case each.
Kajiado: Kajiado North 6, Kajiado East 2, Loitokitok 1
Migori: Kuria East 3 Kuria West 3 Suna 3 Uasin Gishu: Ainabkoi 3 Turbo 3 Kapseret 2.
Machakos; Athi River 5 Machakos 1
Narok has 2 cases in Narok North.
Makueni 1 case in Kibwezi West.
Muranga, has 1 in Maragua.
20 qof oo dheeraad ah ayaa loo fasaxay inay guriyahooda aadaan ka dib markay ka caafimaadeen xanuunkan bogsashada guud waxaa ay maraysaa 2,109 dhanka dhimashada hadii aan eego 3 qof ooh or leh ayaa maanta cudurka Corona u geeriyooday dalka dhimashada guud waxaa ay gaartay 152 .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here