Dadkan aan maaskaro xiran ee Nairobi oo xabsiga loo taxaabaya

Guddoomiyaha Dowladda dhexe u qaabilsan ismaamulka Nairobi Mr. Wilson Njega ayaa sheegay in dadka ku sugan goobaha dadweynaha iyo waddooyinka caasimadda dalka ee aan xiran maaskaro ama afduubka loo yaqaano Facemask xabsiga loo taxaabi doono.
Waxaa uu carrabka ku adkeeyay inay si buuxda u dhaqan gelin doonaan arriintan.
Mr. Njega ayaa intaa ku daray inay Khasab tahay in cid kasta ay gacan ka gaysato ka hor tagga faafitaanka cudurka Covid-19

Markii ugu horreysay ee cudurkan lagu arkay gudaha wadanka , Dowladda ayaa dadweynaha ku boorinaysay inay maaskaro xirtaan hasa ahaate maadama kiisaska ay sii bateen waxay hadda tani u muuqataa mid ay Khasab tahay in loo hoggaansamo .
Qaar ka mid ah shacabka Nairobi oo muujiyay dareenkooda arrinkan ku aaddan ayaa waxaa hadaladooda ka mid ahaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here