Dadwaynaha Garissa oo lagu baraarujinaya inay dhiigooda ku deeqaan dadka bukaanka ah

Waxda caafimaadka ee isamamulka Garissa aya wada oloola dadwaynaha lagu baraarujinaya inay dhiigooda ku deeqaan si loogu gar gaara bukaanada dhiiga u baahan
Isniino Rage oo ah agaasimaha guud ee waaxda caafimaadka ee Garissa aya faa faahin ka bixinaysaa baahida dhanka dhiiga .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here