Dadweynaha islii oo ka hadlay saameynta ka soo gaartay dugsiyada xiran ee dalka

Qaar ka mid ah shacabka ku nool xaafadda islii ee deegaanka Kamukunji magaaladatani Nairobi ayaa idaacadda Star FM la wadaagay dareenkooda ku aaddan saameynta ka dhalatay tallaabadii ay dowladda ku xirtay xarumaha waxbarashada.
Farxaan Cali Mukhtaar ayaa warbixintan ku eegaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here