Dagaal xooggan oo dhex maray dalalka Armenia iyo Azerbajian

Wadanka Armenia wuxuu ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah dalka Azerbajian .
Waxaa militeriga Armenia lagu amray inay is abaabulaan.
Tani ayaa timid kaddib markii rabshado ay ka dhaceen gobolka lagu muransan yahay Nagorno-Karabakh.
Dagaal culus ayaa maanta lagu soo warramayaa inuu dhex maray wadamadaas.
Waxaana la ogeyn qasaaraha ka dhashay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here