Dagaalyahanada mucaaradka oo ka baxay magaalo muhiim ah ee dalka Suuriya

Dagaal yahanada mucaaradka Suuriya ayaa ka baxay magaalo muhiim ah oo ku taala  gobolka fallaagada ay gacanta ku hayaan ee waqooyiga gobolka  Idlib.

Magaalada ay ka baxeen ciidamada mucaaradka ayaa ah  Khan Shaikhoun waxaana si weyn u hareeyay ciidamada dowladda.

Khan Shaikhoun ayaa ah magaalada ugu weyn ee gobolka Idlib

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here