Dakhtar sheegay inaan la sumayn madaxa mucaaradka ee Ruushka

Ku xigeenka madaxa isbitaalka Siberia ayaa sheegay inaynan jirin caddeyn ay heleen dhakhaatiirta oo muujinaysa in la sumeeyay hoggaamiyaha mucaaradka ee wadanka Ruushka Alexei Navalny.
Anatoly Kalinichenko ayaa arrinkan shaaca ka qaaday xilli uu maanta warbaahinta la hadlay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here