Dalal ku heshiiyay in la badbaadiyo keymaha Amazon ee dalka Brzil

Wadamo gaaraya ila 7 ayaa heshiis ka gaaray in la badbaadiyo keymaha uu dabka ka kacay gobolka Amazon ee wadanka Brazil.
Dalalkaasi ayaa sheegay inay iska kaashan doonaan sidii loo badbaadin lahaa keymahaasi .
Wadamadan heshiiska gaaray ayaa kala ah Clombia,Brazil,Bolivia,Ecuador,Guyana,Peru iyo Suriname,
Hogaamiyaasha wadamadaasi ayaa sheegay inay ku dadaali doonaan sidii wax looga qaban laha keymaha ugu balaaran dunida ee Amazon.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here