Dalka Spain oo ay doorasho guud ka dhaceyso

96

Waxaa maanta oo axad ah wadanka Spain ka billaabatay codeynta shacabku ay uga qeyb qaadanayaan doorashada guud.
Doorashadan ayaa lagu tilmaamay mid si weyn loogu kala qeybsamay tobaneeyadii sano ee la soo dhaafay.
Ugu yaraan 5 xisbi ayaa waxaa suurtagal ah inay xubno ku yeeshaan baarlamaanka
Saadaalin horay loo sameeyay ayaa lagu sheegay inuunan jirin xisbi heli doono aqlabiyadda codadka.
Codeynta ayaa billaabatay 9-kii subaxnimo ee saaka waxay soo xirmeysa 8-da fiidnimo ee caawa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here