Dalka Venezuela oo galay xiisad siyaasadeed

Wadanka Venezuela ayaa gashay xiisad siyasadeed waxaana cadaadis lagu haya madaxweynaha wadankaasi Nicolás Maduro
Hogaamiyaasha wadanka Venezuela ayaa waxay sheegeen inay fashiliyeen isku day afgembi oo ay doonayeen ciidammo ka tirsan miliariga kaddib markii hoggaamiyaha mucaaradka, Juan Guaidó uu shaaciyay inuu afgembinayo xukumadda Nicolás Maduro.
Juan Guaidó Hoggaamiyaha mucaaradka dalka Venezuela ayaa ka soo muuqday muuqaal isagoo sheegaya in uu heysto taageero militari ah.
Ila iyo hadda ma muuqato taagero ay siinayaan Militiriga balse waxaa uu taagero weyn ka helayo dalalka maraykanka iyo Colombia.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here