Dhagayso: Macallimiinta madaarista Dadaab oo ka cabanaya shaqo la’an

Macallimiinta madaarista diiniga  ee ku nool xeryaha qaxootiga ee Dadaab ayaa cabasho ka muujiyay shaqo la’aan la soo daristay kaddib markii la xiray gobihii ay wax ka dhigi jireen.

Maxamad Baaruud Xuseen   ayaa faahfaahinta qodabkan  Dadaab nooga soo diray

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here