DHAGEEYSO: Beeralayda Balambala oo sheegay inuu culeys ka haysto waraabinta beerahooda

Beeralayda ku nool magaalada Balambala ee ismaamulka Garissa ayaa waxaa la soo daristay caqabad dhanka waraabinta beeraha ah.
Cabdisamad Muxumad Cabdi ayaa warbixin qodobkan ku saabsan noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here