Dhageeyso: Culimada Soomaaliyeed oo balan qaaday inay la dagaalamayaan Fakarka Xaqjirka ah.

Munaasabad ay Culimada Ahlusuna gudoomiye ku dooranayeen oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayay kaga dhawaaqeen inay la dagaalamayaan fikradaha xagjirka,midnimada umada Soomaaliyeed iyagoo dib u heshiisiin u maraya iyo wanaajinta aqlaaqada ubadka Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here