Dhageeyso: Ganacsatada qaadka ee Wajeer oo ka hadlay amarkii barasaabka

Dadka ka ganacsado qaadka laga joojiyay ismaamulka Wajeer kaddib amar ka soo baxay barasaabka dowlad deegaankaas ayaa siyaabo kala duwan arrintan uga hadlay.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa faahfaahinta qodobkan noo soo diray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here