Dhageeyso: Hal qof oo ku dhintay Ceeldaas kaddib roob halkaas ka da’ay

Roob watay dabeyl xooggan oo ka da’ay magaalada Ceeldaas ee ismaamulka Wajeer ayaa lagu soo warramaya inay ku dhimatay haweeney.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa dhacdadan ka wareystay guddoomiyaha magaaladaas Mascuud Baniin Cumar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here