Dhageeyso :Haween ku guulaystay inay keligood carruurta korsadaan

Qaar ka mid ah haweenka soomaaliyeed oo carruurta lagu dayacay ayaa u istagay raadinta biilka qoyskooda iyo in ay shaqeeystaan taasoo ay qaarkood ku guulaysteen.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan Dadaab nooga soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here