Dhageeyso: Hooyo Wajeer loogu jirdilay cillaan ay saaratay

Ismaamulka Wajeer ayaa waxaa laga soo tabinaya dhacdo la yaab leh oo hooyo ay ku jirdileen ninkeeda iyo qaar ka mid ah qoyskiisa sida ay sheegtay dhibanaha.
Cabdiraxmaan Mucaawiye oo Wajeer nooga soo warramo ayaa qodobkan faahfaahinaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here