Dhageeyso: Mid ka mid ah waxgaradka Garissa oo ku baaqay in la hor istaagin BBI-da

Dubat Ali Camey oo ah gudoomiyaha gudiga suuq gaynta xoolaha nool ee Dalka ayaa ku baaqay in la hor istaagin isku soo baxyada BBI-da ee lagu wado in dhawaan lagu qabto magaalada Garissa.
Waxaa uuna ugu baaqay dhalinyarada inaysan adeegsanin siyaasiyiinta si ay u carqaladeeyaan BBI-da

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here