Dhageeyso: Qoys ka soo barakacay Beledweyne oo gaaray Galgaduud

Qoys aad u dhibaateeysan oo ku barakacay fatahaadda Webiga Shabeelle ee Beledweyne ayaa gaaray degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.
Cubeyd Xassan Maxamuud ayaa faahfaahinta qodobkan noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here