Dhageeyso: Suuqyada xoolaha ee Dadaab oo uu ka jiro mashquul la xiriira ciidda

Diyaar garowga ciida nagu soo aaddan ayaa laga daremayaa suuqyada xoolaha ee xeryaha qaxootiga ee Dadaab sida uu faahfaahinayo Maxamad Baaruud Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here