Dhageeyso: Warbixin gaar ah oo ku saabsan madaraso ay agoon wax ka bartaan oo ku taalla Wajeer

Madarasada Abuubakar Sadiiq ee magaalada Wajeer ayaa waxaa dhigta carruur agoon ah waxayna xaruntaas soo martay marxalado kala duwan in kastoo qaar ka mid ah ardaydii ka soo baxay ay hadda xilal hayaan.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan oo dhameystiran noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here