Dhageeyso: Xildhibaanadda Ijara oo ka hadashay saameynta dhanka Tacliinta

Xildhibaanadda laga soo doortay deegaanka Ijara ee ismaamulka Garissa , Sofia Cabdinuur iyo wafdi ay hoggaaminaysay ayaa socdaal ku soo martay deegaankaas saddexdii maalin ee ugu danbeeyay.
Waxay si adag uga hadashay caqabadda dhanka tacliinta ee Ijara ka jirta iyadoo baaq u dirtay guddiga adeegga barayaasha ee TSC.
Maxamad Mooge ayaa faahfaahinta qodobkan noo soo diray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here