Dhageeyso:Cabasho ka soo yeeraysa ganacsatada suuqa Kongowea ee Mombasa

Ganacsatada suuqa Kongowea ee ismaamulka Mombasa ayaa cabasho ka muujinaya in laga saaray meeshii ay ku shaqeysanayeen.
Waxay hoosta ka xariiqdeen in amar ka soo baxay dowladda ismaamulka Mombasa lagu sheegay inay u wareegaan meel kale oo ay ka dayrinayaan faaiidada ka soo geli karto.
Shakhsiyaadkan ayaa barasaabka Mombasa Cali Xassan Joho ka codsaday inuu wax ka qabto dhibaatada haysata

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here