Dhageeyso:Cabasho ka soo yeeraysa shacabka tuulada Warable

Qaar ka mid ah shacabka tuulada Warable ee ismaamulka Garissa ayaa ka cabanaya waxqabadka dowlad deegaankaas waxayna baaq u direen madaxda kala duwan ee ay soo doorteen.
Maxamad Mooge ayaa faahfaahinta qodobkan noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here