Dhageeyso:Culimaaudiinka Mandera oo dowladda dhexe u diray codsi ka dhan ah wasiir Janan

Culimada magaalada mandera oo maanta shir jaraaid qabtay ayaa cambareyay joogitaanka wasiirka amniga ee Jubbaland Cabdirashid Janan oo maalmahan lagu sheegayay ismaamulkaas .
Waxay dowladda dhexe ka codsadeen inay wax ka qabato xaaladda amniga magaalada Mandera.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here