Dhageeyso:Dadka doonaya inay sannadkan soo xajiyaan oo baaq loo diray

Sheekh Yacquub Yuunis oo ka mid ah culumada ismaamulka Garissa ayaa shakhsiyaadka rajeeynaya inay sannadkan soo gutaan xajka ugu baaqay inay sii diyaar garoobaan gaar ahaan kuwa aan haysan baasaboorka, maadaama wadamo badan oo caalamka ka mid ah uu ka jiro cudur arrimahan saameyn ku yeelan karo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here