DHAGEEYSO:Dhalinyarada qaxootiga Dadaab oo maaskaro sameynaya

Qaar ka mid ah hay’adaha samafalka ayaa shaqo abuur u sameeyay dhalinyaro ku nool xeryaha qaxootiga Dadaab kuwaas oo qandaras lagu siiyay inay sameeyaan marada afka lagu xirto ee maaskarada.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa warkan oo dhameystiran noo haya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here