Dhageeyso:Madaxweynaha Jabuuti oo Madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynaha Puntland.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa xarunta madaxtooyada Magaalada Jabuuti kulan kula qaatay madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.
Kadib markii uu kulanka Soo dhamaaday ayuu madaxweynaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Saciid C/laahi Deni wuxuu warbaahinta faahfaahin ka Siiyay waxyaabihii ugu Muhiimsanaa ee Kulankaas ay kaga hadleen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here