Dhageeyso:Shacabka Habaswein oo ka cabanaya waddo xumi

Dadweynaha ku nool xaafad ka tirsan magaalada Habasweyne ee koonfurta ismaamulka Wajeer ayaa cabasho ka muujinaya waddo halkaas ku taalla oo ay sheegayaan inay ku dhib qabaan waxayna codsi u direen madaxda kala duwan.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa faahfaahinta qodobkan noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here